Deeqdiinu waxay ka dhigan tahay in aan si degdeg ah u caawin karno dadka baahan

Waxaan jecelnahay inaan sii wadno u adeegidda dadka baahan, insha Allah. ku-deeqidda joogtada ah waxay naga caawin kartaa inaan si joogto ah u sii wadno shaqada.

caawiye15

Caruurta Agoonta ah

Hooyo iyo aabbe daryeela la’aantood, Kuwo badan ayaa gaajoonaya, iyagoo ku nool xaalado khatar ah, iyadoo aanay jirin cid ilaalisa ama daryeesha.

Samafalka Agoontu waa nooc samafal oo aad u gaar ah.

Barnaamijyada kafaala-qaadka agoontu wuxuu taageero taxadar mudan siiyaa carruurta agoonta ah marxalad kasta oo ay ku jiraan sii looga  hortago ama laga caawiye  dhibaatooyinka la gudboon.

قوله تعالى : من ذا الذي يقرض الله قرضا حسنا فيضاعفه له أضعافا كثيرة والله يقبض ويبسط وإليه ترجعون

Ilaahay wuxuu leeyahay: waa kuma kan amaah wanaagsan amaahin doona  ilaahay, oo uu u laban laabo, Laban laab badan.

Afuri Walaalaha

Afuri walaalka ama walaasha sooman, ee aan awoodin inay helaan waxay ku afuraan bishan barakeysan ee Ramadaan.

Badbaadi Ilmaha

Waxaa jira Hooyooyin ama waalid badan oon ilmahooda wax nafaqayn ama daawayn ah haba yaraate aan awood u heli karin.

Become Volunteer

Helping others also helps yourself.  Your time and talent can make a real difference and Thank you for your interest in volunteering with us.

Waxa aad jeceshahay la jeclow walaalkaa

Nabigu (scw) wuxuu yidhi: ‘Midkiin ma rumayn doono (runtii) ilaa uu walaalkii la jeclaado waxa uu naftiisa la jecelyahay’ 

54541
Horumarinta Biyaha - Water Development

Biyo la'aan waa nolol la'aan

Helitaanka biyo nadiifa waa xuquuq aasaasi ah, nasiib daro dad badan oo inaga mida ayaan manta haysan ama helin biyo ku filan xiliga abaaraha. Biyo xidheeno, ceelal iyo rigyo badan oo la qodo ayeynu kaaga gudbi karnaa baahidaas insha Allah.

Goal: $10,000
Raised: 21%
ciyaal iskuul
Waxbarashada - Education

Your Donations Can Change

Barmaamijka Horumarinta Waxbarashada. Caawintaadu waxay taageeraysaa carruurta iyo qoysaska nugul kuwaas oo u baahan waxbarasho iyo nolol wanaagsan si ay u gaadhaan isku filnaansho iyo barwaaqo. 

Goal: $10,000
Raised: 34%

TOGETHER, WE ARE MORE POWERFUL TOGETHER, WE CAN DO MORE

Far kaliya fool ma dhaqdo, sidoo kale gacmo wadajir bay wax ku gooyaan. Waanu kuu baahanahay walaal si baahida bulshadeena wax badan looga haqab tiro.

caawiye

Inspire People To Take Action, To Change The World.

Haay’ada Caawiye waa urur ujeeddooyinkiisa aasaasiga ah ay yihiin samafal iyo samaqab bulsho. Fadlan nagu soo biir oo halkan hoose iska diwaan geli adigoo mahadsan.