Ka Qaybgal - Become Volunteer

There can be many motivations for volunteering to help others.
The most valuable of these is to please Allah SWT,
Seeking His blessings in this life and the ultimate reward of earning our place in paradise. 

Nagu soo biir - Join Us

Waad ku mahadsan tahay xiisayntaada inaad nagala shaqeyso tabarucaadka. soo dhawoow

    Nagala Shaqee Tabarucaadka

    Samafal ahaan, waxaan aad ugu tiirsanahay caawintiina. Tabarucayaashu waxay naga caawiyaan inaan gaadhno hadafkeena kaas oo ah Nolol wacan oo Wanaagsan.

    Waxaan jecelnahay in aan kartidaada si wanaagsan uga faa’ideyno oo aan ku siinno mansab aad adiga iyo ummaddaba wax badan u tara insha allah. gacmo furan ku soo dhawoow walaal adoo mahadsan.

    Spend in charity...

    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضى الله عنه أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم قَالَ قَالَ اللَّهُ أَنْفِقْ يَا ابْنَ آدَمَ أُنْفِقْ عَلَيْك ‏

    Abu Huraira reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “Allah said: Spend in charity, O son of Adam, and I will spend on you.